Dhuubo

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-bay, -batay)

1. Noqosho wax dhuuban. 2. Noqosho wax caato ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhuubo

dhuubasho | filgin | kiriiri |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg