Dhuuri
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Xanuun.
Dhuuri
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Dixiri yar oo waqtiyada dharabka qofka kaba la'aanta socda cagaha ka gala.
Dhuuri
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-riyay, -riday; -ryi)Xanuun dareemid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhuuri ↴
dhuurcaso | dhuuricaso | gelmi | kamandhuurid | xanuun |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg