Dhuxul

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1.Wax madow oo la shito oo laga sameeyo qoryo la gubay. 2. Wax madow oo la shito oo dhulka laga qodo oo ka samaysan dhir malaayiin sano ka hor aasantay oo baariga dhulka iyo kulayl badani isugu darmeen.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhuxul

laabbis | idan | waagii dhuxusha | anqaas | antarasayt | bituuminas | dambas | dambasow | dhamac |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg