Dambas

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Budo midab ciira boos ah leh oo ka harta dhuxul bastay. 2. D. ah: Midab ciira boos ah. ld bambas.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dambas

bacayr | bambas | bambasayn | bambasee | bambasoobid | bambasow | bas | bas | boor | boore |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg