Dibaaxi
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Boodboodid yaryar oo kolkol hilibku yeesho, siiba muruqyada; burunjiyayn; jarcayn. ld dubaaxi.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dibaaxi ↴
dibaaxin | dibaaxis | dibaaxis | dubaaxi | dubaaxin | dubaaxis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg