Dig
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Rubad. 2. Naf. 3. Garaaca wadnaha ee halbowlayaasha laga garto. 4. (sh.r) Cod lagu muujiyo shalaq.
Dig
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)1. (f.g) Aroos iwm cid ogeysiin. 2. (f.mg) U d.: qof wax u daran oo ku soo fool leh ama lala maagganyahay dareensiin si uu uga gaashaanto.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dig ↴
taab | maacuun | baadiggef | baadiggef | baadiggefid | baadiggoob | baadiggoob | baadiggoobid | baadiggoobis | kaadigubasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg