Diif
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Tamardarro, jiil, daal iwm oo jirka ka muuqda.
Diif
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Biyaha iyo qoyaanka kale oo sanka ka yimaada, durey ama hargab dartiis; siin. ld duuf¹ (2).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga diif ↴
uurrays | caddidiif | cardiif | ciddidiif | daah | dacas | darato | diifayn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg