Diindiin
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:ld diin¹.
Diindiin
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:D. ah: dhar aad u duugoobay oo si sahlan u dildillaaci kara.
Diindiin
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-iimay, -iintay; -iimi)Si sahlan u dildillaacid (dhar aad u duugoobay).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga diindiin ↴
diin | diindiimid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg