Diiwaan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)1. Buug lagu aruuriyo maanso qof leeyahay. 2. Buug lagu qoro waxyaabo la rabo in la xasuusto.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga diiwaan ↴
borotokool | caymi | caynsan | caynso | dhigaal | diiwaanee | diiwaaneyn | diiwaangeli | diiwaangelin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg