Dildil

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-lo, m.l)

Summad geela lagu dhigo oo ah alif jiif ahaan caloosha loogu jiido.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dildil

bacran | bacran | car | dharabow | dhulgariir | diindiin | diindiin | dildillaac | dildillaac |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg