Dirirday
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Urur xiddiga ah oo naafuhu ku jiraan oo u dhexeeya koxdinta iyo dirirka.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dirirday ↴
dirir | koxdin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg