Dixi
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(bot.) Cawska xooluhu daaqaan kuwa ugu nafaqa badan mid ka mid ah, jilicsan oo meelaha biyo-qabatinka leh ka baxa. ld duxi¹.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dixi ↴
adaadixid | culaacul | dhase | dhuudhi | dirxi | dixiri | dixri | duxi | gaaroodi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg