doobbi
(m.l) (-iyo, m.dh)Meel u furan in dadka dharka loogu dhaqo oo lacag looga qaato.
doobbi
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)Doobba soo ridid (rati qooqan). ld doobi².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh doobbi ↴
dharqasaal [m.l] (-llo, m.dh)
Qof dharka mayra oo lacag ka tacba; doobbi.
doobbin [m.f.dh]
eeg doobbi². ld doobin.
doobi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
ld doobbi².
gulgulo [m.dh]
Xubinta awrku ka doobbiyo; doobbo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg