Doobi
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)Weel af ballaaran, dabool lahayn, la tolay ama la qoray oo geela lagu maalo. ld doobke, doobte, toobke, toobte.
Doobi
Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)ld doobbi².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga doobi ↴
aameel | eedoobid | maandoobid | budoobid | cadadoobid | cadcadoobid | ciddoodoobid | daddoobid | dadoobid | deddoobid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg