doobke
(m.l)

ld doobi¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh doobke

doobi [m.l] (-iyo, m.dh)
Weel af ballaaran, dabool lahayn, la tolay ama la qoray oo geela lagu maalo. ld doobke, doobte, toobke, toobte.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg