doodid
(m.f.dh)

eeg dood³. ld doodis.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh doodid

xaajeyso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
1. La x.: cid arrin kala doodid. 2. Dan dhammaysasho.

xaajoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
La x.: cid arrin kala doodid.

xaajootan [m.l]
Arrin ka doodid.

andaco [m.dh]
Waxaan la hubin sheegashadooda ama ku doodiddooda.

andacoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Ku a.: war aan xaqiiqadiisa la hubin ku doodid (cid).

baayactan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay)
Wax iib u yaal qiimahooda ka doodid.

doodis [m.dh]
ld doodid.

falanqee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-qeeyay, -qaysay)
Arrin si dhab ah uga doodid; arrin u kuurgelid, arrin gudo gelid.

gadoodid [m.f.dh]
eeg gadood². ld gadood¹, gedaad¹, gedaadid, gedood¹, gedoodid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg