doonis
(m.dh)

ld doomid. doonid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh doonis

baadiddoonis [m.dh]
ld baadiddoonid. baadiddoonid

doomid [m.f.dh]
eeg doon². ld doonis.

doonid [m.f.dh]
eeg doon³. ld doonis.

jimiimic [m.l]
1. Cod geelu sameeyo marka uu diyaarka u yahay in laliso. 2. Rabitaan oo doonis jacayl ku jiro.

jimiimic [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
1. Geel jimiimic samayn. 2. Wax jacayl loo qabo samayntooda doonis.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg