Doorsoon
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:ld Doorsamid; doorsoomid.
Doorsoon
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oomay, -oontay; -oomi)1. Qurmid. 2. ld doorsan¹.
Doorsoon
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Wax sidii hore ka duwan ahaansho; wax beddelan ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga doorsoon ↴
basaas | basaas | dhaqandoorsoon | doorsamid | doorsan | doorsoomid | doorsoonaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg