Dowddar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)Qof mashaqeeste ah oo aan wax laheyn. ld dawdar¹.
Dowddar
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Mashaqeyste aan wax lahayn noqosho (qof). ld dawdar².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dowddar ↴
dawdar | dawdar | dawdarid | dawdarnimo | dowddarid | dowddarnimo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg