Dubbe

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bayaal, m.l/dh)

Qalab ka kooban bir kuusan oo qalab kala duwan leh iyo daab madaxa kula jira oo farsamayaqaanku ku garaaco biraha uu farsamaynayo; burris.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dubbe

burris | dubbee | dubbeyn | dubbeys | dubbeysan | dubbeysnaan | dubbeysnaansho | hirimaddubbe | wanantume |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg