Dube
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bayaal, m.l/dh)Xeero qaab qabaal leh oo marka raran lagu shubo, miraha qaarkood lagu dubo sida digirta, meseggada iwm; qaloondub. ld dubaale.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dube ↴
dubaale | dubeer | halaammaco |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg