Duddun
Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga: (-ooyin, m.l)Taallo dhoob adag ka samaysan, godad leh oo nooc aboorka ka mid ahi candhuuftiisa ku dhiso. ld duddumo, dundumo, dundun³.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga duddun ↴
duddumo | dundumo | dundun |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg