Duf

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. D. ah: wax rifan, wax calal ah. 2. D. ah: dulli. 3. D. iyo dooriso!: hoog!; ba'!.

Duf

Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga: (-faf, m.l)

1. Dhogor badan oo is-haysata. 2. Wax dhogor leh. 3. Mayrax la jilciyey oo la feeray. 4. Shukumaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga duf

yaadaddo | jaafi | daadduf | daadduf | daaddufid | daaduf | daaduf | daadufid | urduf | waago |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg