Dugaag
Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:1. Bahalaha intooda hilib ku noolka ah. 2. Qof laayaan ah oo naxariis daran.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dugaag ↴
yey | adamaddoon | adan | afxir | afxir | afxiran | bidibidi | caradugaag | cubcub | dawaco |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg