Duhur
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Waqtiga u dhexeeya harka ilaa casarka. 2. Salaadda xilliga la tukado.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga duhur ↴
baqool | baqoole | baqooli | barqo-kulul | casar | dhayuure | duhur-kulul | duhurnimo | duhursasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg