Dulman
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Wax dulmi lagu sameeyey ahaansho. ld dulmisan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dulman ↴
dulmanaan | dulmanaansho | dulmisan | dulmisanaan | dulmisanaansho | holgan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg