Dulnool
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-laa, -layd)Ku d.: qof ka faa'iidaysasho; qof dhiigmiirasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dulnool ↴
diirdiir | dulnoolaan | dulnoolaansho | iskuddulnoolaad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg