Dunqaaro

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. ld dunqaare. Caws dhaadheer oo dooxooyinka ka baxa. 2. Waxa Eebbe abuuray ee aan dadka ahayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dunqaaro

dunqaare |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg