Duubi
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)1. Lafta shanshada iyo hilibkeeda oo goonni loo gooyey. 2. Nin tol boqorraday. 3. Galoolid; ku marid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga duubi ↴
afduub | afduubid | dudduubid | duubduubid | duubid | duubid | duubis | duudduub | duudduubid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg