duubid
(m.f.dh)

1. eeg duub². 2. eeg duub³. ld duubis.

duubid
(m.dh)

Marka meseggada ama galleyda sabuul ka yeelan rabto.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh duubid

afduub [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Xoog ama khasab cid ku kaxaysasho si wax loogu madax furto ama dan gaar ah loogu fushado. 2. Af (dad ama xoolo) wax ugu duubid.

afduubid [m.f.dh]
eeg afduub². ld afduub¹ (2).

dudduubid [m.f.dh]
eeg dudduub.

duubduubid [m.dh]
ld dudduubid.

duubis [m.dh]
ld duubid¹.

duudduub [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Dhawr jeer isku duubid; isku laablaabid; canyayuubid; haryuubid. 2. Guudmarid. ld duubduub².

duudduubid [m.f.dh]
eeg duudduub². ld duubduub¹, duubduubid, duudduub¹.

faylduubid [m.f.dh]
eeg faylduub².

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg