Duuf
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Hilib la nacay. 2. ld duufid.
Duuf
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Xaaraan; baqti; wax xun. 2. ld diif. 3. ld duufid.
Duuf
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)Ku d.: cid si loola dagaallamo ku boodid.
Duuf
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)Ka soo d.: soo farabbaxsasho (dagaal); weyrax.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga duuf ↴
ibliis | uduuf | uduufaa | uduufo | badxidhan | baraf-dhagax | buuf | dabayl-bataax | diif | diifsasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg