Diif

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Tamardarro, jiil, daal iwm oo jirka ka muuqda.

Diif

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Biyaha iyo qoyaanka kale oo sanka ka yimaada, durey ama hargab dartiis; siin. ld duuf¹ (2).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga diif

uurrays | caddidiif | cardiif | ciddidiif | daah | dacas | darato | diifayn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg