Dux

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Dufan, dheef, shux.

Dux

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-yo, m.dh)

(baay.) Koox iskudhis oorgaanika ah oo laga helo noolayasha kuwaas oo aan ku milmin biyaha haseyeeshee ku milma milayaasha oorgaanikada sida koloorofoom, baasiin iwm.

Dux

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)

Laf iwm dufan dibadda u soo saarid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dux

xalladee | balaasma | caato | dheefsamayn | dheefsasho | dixi | dux-foosfeyt |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg