Eey

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-eey/-yo, m.dh)

(c.nafl.) Naasley dab joog ah, yeyda ay isku bah yihiin, hilib cun ah, oo loo adeegsado ugaarsiga iyo ilaalinta guryaha, xoolaha, beeraha iwm. ld ey¹.

Eey

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-eey/-yo, m.dh)

Eey dheddig ah. ld eeyad, ey².

Eey

Qaabnaxa: Erey Dareen | Exclamation Isrogrogga:

Erey dareen: ehi!, oh! ld eeyaa.

Hangeeyo*


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Afar Goolleey*

waa ciyaar ay hal mar 4 laacib oo iska soo wada horjeeda garoonka wada galaan mid walbana laga rabo inuu goolkiisa difaacdo, goolalna ka dhaliyo 3da kale. Farsamada ay ciyaartan caanka ku tahay waa in la wada weeraro qofka kubbadda wata. FG: Waana bilaa garsoore.


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Macne Dheeraad ah

waa geed kamid ah dhirta cagaaran ee aan caleynta laheyn dadkuna cunaan iyo leh dhadhan dhaansi ah 

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga eey

ee | haaheeyarraac | haaheeyo | maaleeyo | ogsidheeye | saalaweyneeye | tabeeye | ugu hooseeye | ugu hooseeye | uubato |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg