Faad
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)Cunto, cabbid, daawo iwm nafaqo iwm waxtarkii ay lahayd raagid awgeed lumin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga faad ↴
faaddir | faaddirad | faaddirnimo | faadid | faadir | faadumo | uluufaad | abbaay abbaay | allifaad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg