Falko
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)1. Daar, derin iwm oo caw ka samaysan oo aan midab lagu xardhin. 2. ld falag¹.
Falko
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-aday, -atay)Falag samaysasho. ld falagso.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga falko ↴
falag | falagso | falkasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg