Fallaago

Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:

1. Dad hubaysan oo dawlad ka fakaday oo duur ku jir ah; burcad. 2. Nin f. ah: qof ka mid ah dad hubaysan oo burcad ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fallaago

fallaagad | fallaagee | fallaagoobid | fallaagow |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg