Fallaar
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ro, m.l)1. Bir yar, dhuuban, afka gammuun looga daabo, qaansooyinka laga gamo oo loo adeegsado dagaalka iyo ugaarsiga. 2. Nudo dhuudhuuban oo iftiinka qorraxda keena.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fallaar ↴
waabaayee | kaahfalid | kaah-qorraxeed | laako | qaansarroobaad | raad-guri-cagaar | xagjir | afardhegood | arag-dhowaadka | baalfallaar |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg