Fandhar

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Meel malax ama qodaxi ku jirto aayar furid. ld findhir, findhiri.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fandhar

fandharid | faran | faro | findhir | findhiri | findhirid | findhirin | findhiris |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg