Fangar
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Meel wax ka go'ay daloolka ay yeelato. ld fongor¹ (3).
Fangar
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Wax dalool u yeelid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fangar ↴
fangaran | fangarid | fangarnaan | fangarnaansho | fongor | fongoran |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg