Fanjooq
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)Dan la'aan meel muddo u taagnaan (cid).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fanjooq ↴
fanjooqi | fanjooqid | fanjooqin | fanjooqis | fanjooqsan | fanjooqsanaan | fanjooqsanaansho | fanqooji | fanqoojin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg