Fantatiir

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld fantatiirid.

Fantatiir

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Xoog iyo dadaal badan iska doonid; istiilid. ld wantatiir².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fantatiir ↴

fantatiirid | isfantatiir | isfantatiir | isfantatiirid | wantatiir | wantatiir | wantatiirid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg