Faq
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Hadal hoos la isugu sheegid.
Faq
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday; fiqi)Hadal hoos isugu sheegid; shawrid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga faq ↴
naabnaab | tafaq | tafaqid | waafaq | waafaqid | waafaqsan | waafaqsanaan | waafaqsanaansho | barakac | carranafaqayn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg