Faran

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)

ld fartoon.

Faran

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)

1. Wax farriin la faray ahaansho. 2. Wax fandharan ahaansho (nabar).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga faran

gaal | biraha-alkaali | dhuun-goys | faaran | farandulle | farandullee | farandulleyn | farandulleys |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg