Faranfar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)

(c.nafl.) Naasley yar, god uu dhulka ka qotay ku nool oo leh laba ilig oo dhaadheer iyo af dhuuban. ld ferenfer.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga faranfar

faranfardayn | faranfardee | faranfardo | ferenfer |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg