faraqaadid
(m.f.dh)

eeg faraqaad². ld faraqaad¹ (4).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faraqaadid

faraqaad [m.l]
1. Qaadidda raadka faraha siiba kuwa gacanta iyada oo lagu sameeynayo xaanshi iwm dushooda si dembi iwm ee uu qofku galay loo raadsho. 2. ld faraqaadid.

faraqaad [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
1. Dagaal lays farasaaro. 2. Tuugo aan weynayn. 3. Qof baara faraha dadka dembiyada lagu soo eedeeyo. 4. ld faraqaadid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg