Farasaar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Dagaal laba qof ka dhex dhaca oo aan wax weyn lays gaarsiin. 2. Lacag yar oo horumarin ahaan la isu siiyo. 3. ld farasaarid.
Farasaar
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Dagaal aan weyneyn cid u geysasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga farasaar ↴
faraqaad | farasaarid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg