farasaarid
(m.f.dh)eeg farasaar². ld farsaar¹ (3).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh farasaarid ↴
farasaar [m.l]
1. Dagaal laba qof ka dhex dhaca oo aan wax weyn lays gaarsiin. 2. Lacag yar oo horumarin ahaan la isu siiyo. 3. ld farasaarid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg