Fargo
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-gaday, -gatay)1. Nafley sii dhimaynaysa galgalasho. 2. Nafley la hayo, si ay u baxsato awgeed dhaqdhaqaaq xoog leh samayn. ld fergo, firgo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fargo ↴
fargasho | fergo | firgo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg