Farsho

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Waab alaabo kala geddisan lagu iibiyo. ld firsho (1).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga farsho

firsho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg